Cabaas Maxamed Xuseen Person-Info 

( Ich bin Cabaas Maxamed Xuseen)

News

(1 - 4 von 5
)

R/wasaare Rooble oo kormeeray Garoonka Aadan Cadde (SAWIRRO) |...

www.universaltvsomali.net
· Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.Ujeedka kormeerka Ra’iisal Wasaaraha ayaa ahaa mid uu ugu guur gelayay hawlaha baaxadda leh ee ka socda garoonka, isagoo kormeeray qaybaha kala duwan oo ay ka mid yihiin Duulista, Saadaasha Hawada iyo Socdaalka. …

Rooble oo la kulmay Maamulka Gobolka Banaadir (SAWIRRO) | Universal...

www.universaltvsomali.net
· Maxamed Xuseen Rooble, Ra'iisal Wasaaraha Somaliya ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir, isagoona kala hadlay roobabka ka da'aaya magaalada ee wadooyinka xiray.Ra'iisal Wasaaraha ayaa faray Guddoonka Gobolka Banaadir inay si deg deg ah wax kaga qabtaan biyaha roobabka ee xiray qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee …

Sirdoonka Kenya oo soo bandhigtay xogta ninkii hoggaaminayay weerar...

www.xeernews24.com
Maxamed Xuseen Xasan, ayaa la sheegay inuu hore u ahaa Macalin wax ka dhigga Dugsi Hoose oo ku yaala Wajeer, kaasoo markii danbe ka tagay Macallinnimada wuxuuna ku biiray Al-Shabab isaga oo aaday gudaha Soomaaliya, waana meesha uu tababarada ku soo qaatay. weerarkan waxaa lagudilay 11 qof oo 8 kamida ay yihiin Saraakiil Ciidan, waxaana dhexda u gashay 15 dagaalame oo Shabaab ah, iyadoo …

Xildhibaan Nuux Maxamed Xuseen Oo Ka Hor Yimid Qorshe Xirsi Cali...

hormoodnews.com
Hargeysa (HMN ):- Xildhibaan Nuux Maxamed Xuseen, oo ka tirsan mudanayaasha golaha deegaanka magaalada Burco, kana soo baxay ...
Verwandte Suchanfragen zu Cabaas Maxamed Xuseen
Personen
Vorname "Maxamed" (30)
Name "Xuseen" (3)
Dossier exportieren
+1